Hadhwanaag News

.
TAWAKAL EXPRESS Oo Soo Bandhigtay Adeeg Cusub Oo La Yidhaa Etawakal Kaasi Oo Dhawaan Ay Soo Kordhisay Hormood-na Ka Noqotay + Xubno Shaqaalaheeda Ka Tirsan Oo Tabobar Loo Soo Xidhay Shahaadooyinna La Guddoonsiiyey (SAWIRRO XUL AH/DHAGAYSO)

Ma Busaarad Timi Baynu Balankii Shacbiga Iyo Somaliland U Burrinaa W/Q: Saleban Abdulahi Suudi Taasi oo macnaheedu yahay in aan xafiiska UNSOM aanu wax shaqo ah somaliland ku lahayn ee uu qaramada midoobay u qaabilsanyahay arimaha Somalia.
Wednesday, August 20, 2014.

OGAYSIIS:- Machadka Barashada Quraanka Iyo Culuumta Diinta Islaamka Ee Al Shaadibiya Oo Kuu Haya Waxbarasho Online Ah Oo Tayadeedu Sarayso kala Xidhiidh Free Call:0014157120433 OGAYSIIS:- Machadka Barashada Quraanka Iyo Culuumta Diinta Islaamka Ee Al Shaadibiya Oo Kuu Haya Waxbarasho Online Ah Oo Tayadeedu Sarayso kala Xidhiidh Free Call:0014157120433
Wednesday, August 20, 2014.

Annagu Ma Rabno Daaweyn( We Don’t Want A Treatment) Arintaas Ayaan daraasad kooban iyo baadhitaanba ku sameeyey bal si aan jawaab ugu helo su’aashayda. Ugu horeyn waxaa
Wednesday, August 20, 2014.

Garta Iyo Xeerbeegtida Soomalida Q:4aad W/Q Author Saed Ismail H. Awed .[Hargaisa Somalililnad , Phone Number :0634956139, Email:Siciid1435@Hotmail.Com] Ninka hore ee waraabaha dabbay sababta uu u dabbay waxay ahayd inuu dilo
Wednesday, August 20, 2014.

Siyaasi Dar-jiidhay Oo Diinta Meel Kaga Dhacay Qalinkii C/raxmaan Colaad Cumar-jeex Siyaasi darjiidhay oo diinta meelkaga dhacay, maalmihii lasoo dhaafay waxa aad loga hadlayey Magalada Hargeisa Qoraal taxxane ah oo uu qoray Maxamed C/da’uud oo ahaa Badhasaabkii Hore ee Gobalka Maroodi-jeex waxa uu ciwaan uga dhigay Heesa iyo Muusigu maxaaraanbaa?
Wednesday, August 20, 2014.

Dhamaan Asxaabtani Waxay Dhambaalyo Meher Udirayaan Meherka Cabdiraxiin Axmed Cabdiraxmaan Iyo Fatima Maxamed Xuseen Oo Meherkoodu ka dhacay magaalada Hargaysa gaar ahaan Hotel Ambassador
Wednesday, August 20, 2014.

Dhamaan Reer Cabdilaahi Faarax Waxay Dhambaal Meher Wacan Udirayaan Meherka Cabdiraxiin Axmed Cabdiraxmaan Iyo Fatima Maxamed Xuseen Oo Meherkoodu ka dhacay magaalada Hargaysa.
Wednesday, August 20, 2014.

Asalka Afka Hooyo Naxwaha afka Soomaaliga Casharka Koowaad: Haddaba, casharkeennan kowaad oo gogoldhig u ah casharrada soo socda; aynnu ku bilowno, waa maxay naxwuhu? (What is grammar?)
Wednesday, August 20, 2014.

Ilaahay Dartii U Caawiya Umada Islamka Inantaas Xanuunsanaysa.DAHABSHIIL ACCOUNT no: HRGD 42856 Sida uu sheegay DR hargeysa ah kuna takhasusay cudurrada dumarka iyo dhakhtarro kaleeba waa xannuun lagu dhasho sida farruurta lagu dhasho oo kale
Wednesday, August 20, 2014.

Xukuumadd Fashilantay Dhagxaana ku Waalatay By Mukhtar Cilmi Waxa jira olole hoose uu ka socda qayba kala duwan ee bulshadda kuwaas oo kooxiba koox daba marayso oo maalinba xusbi
Wednesday, August 20, 2014.

Shaydanku qalbiga madego,hadaan loo yeedhan.oo Ilbaabka laga furin.waaynu wada ogsonahay,sidaa waxa ka dhigan Siyaasiga. Dulinimo iyo Cisi baaynu kala dooranay,waxaay ahayd in ubadkeenu ku noolado cizi iyo sharaf,iyo karaamo
Wednesday, August 20, 2014.

Gobolka Togdheer Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Mr. Warancadde wuu dayacay !,by Mr. belel. Macalimiinta wax baraysa ayaa ka baqa Ciyaalka hubaysan oo Booliiska ugu yeedha !,Indhahayga ayaan saaray
Wednesday, August 20, 2014.

sidee qof diin kale haysta aad u islaamin kartaa Qiso cajiiba Qalnkii Ahmed-lababaale diintaada islaamka ee ilaahay kugu manaystay iyo dhaqankaaga wanaagsan ee shakhsinimo wuxuu wax ka bedeli karaa shakhsiyaad kale
Wednesday, August 20, 2014.

Fariin Ku Socota Shacabka Somaliland Iyo Dhakhaatiirta Oo Ku Sahabsan Cudurka Halista Ah Ee Ebola waxan aad u jaclaystay inan shacabkayga la wadaago dadaalka ka hortaga caabuqa halista ah
Wednesday, August 20, 2014.

Khilaaf Adag Oo Soo Kala Dhex Galay Golaha Deegaanka Hargeysa, Kaas Oo Cadilay Hawl-Maalmeedkii Golaha Deegaanka, Iyo Xildhibaanada Oo Gorada Iskula Jira !!! Iyadoo 14kaa xildhibaan cuskanayaan in xeer hoosaadkoodu dhigayo in halkii sanaba la isku shaandheeyogudiyada
Wednesday, August 20, 2014.

Dulmiga iyo Tacadiyada haysta shaqaalaha Kastamka Berbera ee kula Kacayo Maamulaha Kastamka Berbera Waxa jirta iyana oo shaqaalaha kastamka ka lunsadaa maamuluhu lacagta overtime ka loo yaqaano oo laga qaado ganacsatadda watada badeecada
Wednesday, August 20, 2014.

Dhacdooyinkii Ku DugnaaHanqaadkii Jamhuuriyada Somaliland W/Q: C/Raxmaan C/Laahi (Wirdaani) Faaidada ay umadi heshaa waa waayo-aragnimo ay ka dhaxashey taariikh soo martey, hadaba waxaan jecleystey inaan soo bandhigo idinkuna
Wednesday, August 20, 2014.

Sida Ugu Doorka Wayn Ee Xildhibaan Hanad Ku Leeyahay Wax Qabadka Golaha Deegaanka Nimanka sidaa yidhi maaha niman ah beesha uu ka soo jeedo xildhibaan hanad waa niman ku matalaya in ay beeshu tidhi sidaa markaanu
Wednesday, August 20, 2014.

Wasiir Cabdi Aw Daahir Waxa Uu Ilays Buuxa Iyo Tusaale U Noqday Horusocodka W/X Xoolah. . waxa uu dhisay salka hoose ee wasaarada waxa uu daadajiyey fidiyey maamulkii hoose ee wasaarada ahmiyada koowaadna uu siiyey dhalinyarada.
Wednesday, August 20, 2014.

Adeer Wejigeeddii Miyaad Garanaysaa Sheeko Gaaban Maalin maalmaha kamidda ayaa ninkaas aynu kor kusoo sheeganay waxa uu u shaxaad tegay nin ay saaxiib ahaayeen
Wednesday, August 20, 2014.

Waxaan Odhan Lahaa Ictiraaf Raadinta Meel Inoo Yara Dhiga Oo Bal Waatan Maamul Goboleedka Puntland Laynooga Taag Waayey Ee Aan Meel Ku Hubsano Bal Ninkay U Daran Tahay Dunidu Ha Ogaatee
Wednesday, August 20, 2014.

Bushaaro :Ka Baro Madarasada Daar Al-hidaya Barshada Quraanka Iyo Luuqada Carabiga Adigoo jooga Gurigaaga Sifudud. Waxa aad kala soo xidhiidhi karaysaa madarasadan ciwaanadan hoos ku qoran Madarasada _hidaya@Hotmail.com Ama Skype: Hidaya1934 Ama Tell: Mobile: 00252634477173 ama Line : 00252 525596.
Wednesday, August 20, 2014.

Sooyaalka Culimada Tabliiqa W/Q: Cali Cabdi Coomay Tabliiqu waxay si weyn ugu baaheen caalamka. Soomaaliya waxay soo gaadheen sannadki 1976-kii. Waxayna ahaayeen jameeco ka timid Pakistaan
Wednesday, August 20, 2014.

Kor Ukaca Dakhliga Dekedda Berbera iyo Duruufaha Dhaqaale Xumo ee Ku Xeeran Shaqaalaha Dekeda Hadeynu Si Xaqiiq ah uga hadalno dakhli maalmeedka waagii beryaba soo gala Dekedda ugu Weyn Somaliland ee Berbera,iyo dhibaatooyinka, iyo Duruufaha dhqaale
Tuesday, August 19, 2014.

Meher Wacan: Maxamed Cabdi Faarax iyo Hanna Cabdiraxmaan Xuseen Masuuliyiintan ka tirsan xukuumaddu waxa ay hambalyo gaar ah u dirayaan meherka Maxamed Cabdi Faarax iyo Hanna Cabdiraxmaan Xuseen
Tuesday, August 19, 2014.


Dharaaro Xusuustood ,Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 30aad "Those who cannot remember the past are doomed to repeat it"George Santayana Markii aan huteelkii ku laabtay ayaa Yuusuf Garaad ila soo xidhiidhay oo yidhi; “Ma sii daayaa warka Madaxweyne Cigaal ee ku saabsan kordhinta muddada Golaha Wakiillada ee Guurtidu ansixisay?
Wednesday, August 20, 2014
Daawo Muuqaal:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Kulan La Yeeshay Guddida Ilaalinta Hanti Iyo Daryeelka Qaranka,Kagana Hadleen Xaalada Dalka Uu Marayo. Halkan Ka Daawo Warkaas oo dhamaystiran.
Wednesday, August 20, 2014
Afhayeenka Xisbiga UCID Ee Gobolka Togdheer Oo Eedo U Soo Jeediyay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Rer Dhan oo Somaliland ka mida ah oo Dagan Gobolka Togdheer ay inta Ciidan loo diro oo labaabiyo Deegaankoodi ay lahayn Muddo Dhawr Qarni ah waxaan lanahay Xukumadu way ku Fashilanytay Xal uhelida Deegaanka Diriye Guleed
Wednesday, August 20, 2014
R-Hadhwanaag: "Taariikhdu Waa Fuudh" Maanso Cusub Oo Si Sarbeeban Ula Jaan-qaadaysa Maansooyinkii Hore Ee Faafreeb & Farriimaha Wakhtiga Waana Curintii Abwaan Axmed-Kayse DHAGAYSI WACAN Halkan Hoose Kagag Bogo Maansooyinkaas
Wednesday, August 20, 2014
"Aniga Iyo Madaxweynuhu Ismaanu Khilaafin, Waana Been, Mana Jirto Sabab Aanu Isu Khilaafnaa. Aniga Iyo Madaxweynuhuna Aad Baanu Iskugu Wanaagsanahay"..... Wasiir Md. Maxamed Biixi Yoonis Wasiirka Arrimaha Dibada waxa la weydiiyay ciidanka loo samaynayo ilaalinta qodista shidaalka Somaliland iyo inay saamayn ku yeelaynayaan siyaasadda dibadda
Wednesday, August 20, 2014
Dhalinyarada iyo Aqoonyahanada Beesha Cabdale Arab oo Shirjaraa,iid ku Qabtay Magalada Burco Kaas oo kaga Hadlayeen Hadalo Kasoo yeedhay Xildhibaan Nac Nac iyo Shiqaqada ka taagan Baliga Diriye Guleed Anagu manahin Adhi meel ku xaraysan oo Gacmaha lagu Kale Iibsanayo ama Saylad Jooga waxa aad ahayd Masuul Qaran inaad Rerkana aad tidhahdo Gacmo kale ayaa ku Jira May ahayn hadi anagana nalama iibsan karo ee Sharafta Rerka meel ayaad ka dhacday taasna maanta kumay eehayn
Wednesday, August 20, 2014
Mid Ka Mid Ah Wariyayaashii Ciyaaraha Ee BBC-Da Oo Dhintay. James Alexander Gordon, oo ahaa Wariye ka tirsan BBC-da, gaar ahaan qeybta Radio-ga, isaga oo muddo dhan 40-sanno ka shaqayaynayey
Wednesday, August 20, 2014
Xannuunka Ebola oo Laga Cabsi Qabo inuu Cidhib Tiro Daanyeerada Gorilaha loo Yaqaan ee Qaarada Afrika Khubaradan waxay intaa ku dareen in loo baahan yahay in baadhitaanno dheeraad ah lagu sameeyo sida xayawaanka uu u kala saameeyo cudurkan Ebola
Wednesday, August 20, 2014
Cilmi-baadhis: Haweenka oo la Ogaaday in ay Daryeelka Waalidka Kaga Fiican Yihiin Ragga Qoraaga daraasadan oo la yidhaa Angelina Grigoryeva oo ka tirsan Jaamacadda Princeton University oo ku taal magaalada New Jersey ee dalka Maraykanka
Wednesday, August 20, 2014
Jawaabo Degdeg ah oo Ergayga Qaramada Midoobay ka Bixiyey Codsiyo Guddoomiyaha Wakiilladu Hordhigay Guddoomiye Cirro oo kulan ay la yeesheen weftiga Qaramada Midoobay ku iftiimiyey waqtiga la dhamaystiri doono ansixinta xeerka diwaangelinta codbixiyeyaasha
Wednesday, August 20, 2014
Daawo: Xag Jiriinta Israel Oo Ku Mudaharaadaya Arooska Wiil Muslim Ah Iyo Gabadh Yuhuudiyad Ah Magaalada Tel Aviv Lamaanahan is guursanayay ee mudaharaadka lagu diidan yahay arooskooda lagu qaaday, ayaa kala ahaa, wiil muslim ah oo lagu magacaabo
Wednesday, August 20, 2014
Kooxda Daish (ISIS) Oo Baasaboor Cusub U Samaysay Khilaafada Ay Sheegtaan (Sawiro) Baasaboorkan cusub ee kooxda Daish samaysatay ayay jariiradu sheegtay inuu ahaa labo nuqul oo laba jeer la soo kala daabacay, waxaana sida ay jariirada Daily Mail ku warantay
Wednesday, August 20, 2014
Daawo: Baadariga Ugu Sareeya Kiristaanka Oo Markii Loo Sheegay 3-Qof Oo Qoyskiisa Kaga Dhintay Shil Gaadhi Baroor La Istaagay Baadariga oo la sheegay in sadexda qof ee dhintay ka wada tirsanaayeen qoyskiisa, isla markaana mid afraad aad u il daran yahay
Wednesday, August 20, 2014
Daawo: Rabshadii U Dhexeeyay Booliska Maraykana Iyo Dadka Madowga Ah Ee Ku Dhaqan Magaalada Ferguson Oo Cirka Isku Sii Shareeray Booliska iyo dad cadhaysan ayaa jidadka waaweyn ee magaaladaas ku dagaalamayay, waxaanu Madaxweynaha Maraykanku halkaas u diray
Wednesday, August 20, 2014
Dawladda Somaliland iyo Ergayga Qaramada Midoobay oo Is-faham ka Gaadhay Arrimo Hore la Isugu Khilaafay Kulan dhexmaray madaxweyne Siilaanyo iyo Nicholas Kay oo lagaga hadlay khilaafka dhinaca xudduudaha ee Maamulka Puntland, kooxda Khaatumo iyo qoddobo UN-ku kala shaqayn doono Somaliland
Wednesday, August 20, 2014
Israa'iil Oo Weerar Dhinaca Cirka Ah Ku Qaaday Marinka Qaza. Rai'salwasaaraha Isra'iil , Benjamin Netanyahu, ayaa amray in ciidamada ay weeraraan bartilmaameedyada Qaza kaddib markii la sheegay in logu soo tuuray sedex gantaal gudaha Israa'il.
Wednesday, August 20, 2014
Dhallinyaro Xaflad Soo Dhoweyn Ah U Samaysay Musharax Doorashada Baarlamaanka Isu Soo Taagay Musharax Isla Goobta Ugu Tanaasulay Musharax Farxaan Maxamed Cumar
Tuesday, August 19, 2014
Xubno Ka Tirsan Wakiillada Somaliland Oo Diyaarinaya Maamuus Ka Xayuubinta Wasiirka Duulista Ee Lacagaha Sharci-darada Ah Ku Soo Rogay Shacabka Ka Dhoofaaya Madaarrada Dalka Hargaysa(HWN):-Xildhibaan Bashiir Sheekh Xuseen Tukaale oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland
Tuesday, August 19, 2014
Daawo-Muuqaal:-Xukuumadayadani ma sheegto waxaa ay qabto mana rabno in aanu ku faano Agaasimaha Xafiiska Samafalka Aamina Maxamuud Diiriye
Tuesday, August 19, 2014
"waa wax laga Xumaado ah in Rer Somaliland ah la iskugu Daro Deegaankoda oo la baabiyay iyo Xadhig Xukumada waxaan leenahay Taas kaa yeeli mayno"Suldaan Maxmed Muse Cune xukumadu waxa ay wado anay joojin Gacmaha kalaaban mayno oo Naf iyo Maalba waan uharaynaa Beesha Cabdale Arab
Tuesday, August 19, 2014
Wasiir Waran Cade Oo Soo Saray Qodobo Lugula Dhaqami Doono Cuqaasha Somaliland Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa maanta wareegto ka soo saaray Xushmaynta iyo qadarinta Madaxdhaqameedka
Tuesday, August 19, 2014
R-Hadhwanaag:-Halka Ka Dhagayso Warkii Caalamka Ugu Doorka Roonaa Waxaana Soo Jeedinaya Wariye Maxamed Jiglan. Halkan ka dhagayso warkaas
Tuesday, August 19, 2014
Daawo Muqaal: Xildhibaan Jaamac Riyo Oo Shirjara,iidku Qabtay Magalada Burco oo uu kaga Jawabayay Hadal kasoo yeedhay Xildhibaan Nac Nac iyo Baliga Diriye Guleed
Tuesday, August 19, 2014
Cuqashii iyo Odayashii Beesha Cabdala Arab Ee ku Xidhnaa Xabsiga Dhexe Burco Oo Dib Xoriyadodii u Helay iyo Kulan Xasasiya Oo Dhexmay Waftigii Xukumada iyo Waxgaradka Beshaasi Sida ay Shabakadda Caalamiga ah Ee Hadhwanaagnews u Xaqijiyeen ilo Wareedyo Lagu Kalson Yahay ayaa Kulankaasi Waxa Uu Dhaliyay Buuq iyo Sawaxan
Tuesday, August 19, 2014
Daawo Muqaal:Wafi Baladhan uu Hogaaminayo Xildhibaan Jaamac Riyo Oo Booqday Deegaanka Diriye Guleed Ee Shiqaaqadu Kadhacday safarkan Xildhaabanka ayaa ujeedadiisu ahayd sidii wax uga oogaan lahaa Xaalada rasmigaa ee Dagamadi ku sugan yahiin waxa kale oo eedayn kulul ujeediyay Dawlada oo ku sheegay inay Burbuiyeen Hanti Badan
Tuesday, August 19, 2014
TAWAKAL EXPRESS Oo Soo Bandhigtay Adeeg Cusub Oo La Yidhaa Etawakal Kaasi Oo Dhawaan Ay Soo Kordhisay Hormood-na Ka Noqotay + Xubno Shaqaalaheeda Ka Tirsan Oo Tabobar Loo Soo Xidhay Shahaadooyinna La Guddoonsiiyey (SAWIRRO XUL AH/DHAGAYSO)
Hadhwanaag:-Halkan Ka Dhagayso Warkii Caalamka Ugu Doorka Roonaa Waxaana Diyaar U Ah Wariye Maxamed Aadan Ismaaciil Jiglan
Daawo:-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Xubin Ka Ahaa Waftigii Somaliland Uga Qayb Galay Wada-Hadaladii Somaliya Oo Maanta Dalka Ku Soo Laabtay
Istanbul Communiqu? II: A Resounding Victory for People & Government of Somaliland
Daawo Muuqaal:- Kal-fadhigii Shanaad Ee Golaha Deegaanka Degmada Oodweyne Oo Maanta La Soo Gabagabeeyey Ka Dib Muddo Toban Maalmood Ah Oo Uu Socday.
Daawo: Golaha Guurtida Somaliland Oo Warbixin Ka Dhagaystay Guddida arrimaha bulshada.
Wada Hadalada Soomaaliya iyo Soomaliland Waa Maan Barrey iyo Maan Bilaal
Waxaan ku talin lahaa in Soomaaliland laga badbaadiyo hogaan xumidda xisbiga kulmiye
Cusbitaalka Neerfaha Ee Hargeysa Neurology Center Oo Markii Ugu Horreysay Somaliland Keenay Dhakhaatiir Caalamiya Oo Ka Socda Jaamacada HARVARD University Ee Dalka Mareykanka.
"Wada-hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya Waxay Noqdeen Sii Soco Oo Soo Soco,......Diyaarad La Sii Fuullo Iyo Diyaarad La Soo Fuulo,Wax Nuxura Oo Weynina Kamuu Soo bixin, Markaad Eegtid Qodobada"Murrashax Jamaal Cali Xuseen.
Wasaarada Khayraadka Biyaha Somaliland Oo Shaacisay Inay Biyo Macaan Ka Heleen Magaalada Laas-caanood iyo Wadaamago´
R-Hadhwanaag: War Wixii Aanu Dalka Iyo Dibadaba Idiinka Haynay, Waxaana Soo Jeedinaya Najax Aadan Cunaaye
Noocyada garaha culus ee soomaalida. W/Q: Cali Cabdi Coomay
R-Hadhwanaag: Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Falaadhna Ku Ganay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo
R-Hadhwanaag: Wakiilka Markab Ay War-baahinta Qaarkeed Sheegeen in Budhcad Badeed Gacanta Ku Dhigtay Oo Beeniyay....Waraysi Gaar ah
 
http://hadhwanaag.org/home/page142.html
http://baligubadlemedia.com/2014/08/toronto-ururka-xawiladaha-somalida-oo-sharci-cusub-kasoo-saaray-qabashada-lacagaha-dolarka-daawo-sawirada/
http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=136954
http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=136957
http://hadhwanaag.org/home/page129.html
http://www.bubahotel.com/index.php/9-uncategorised/73-about-buba-plaza-hotel
http://www.hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id=136683
http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=132994
http://darutawhid.com/
http://www.dawgacad.com
http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=131342
http://baligubadlemedia.com/2014/05/ottawa-xafladii-ugu-balaadhneyd-ee-18-may-ee-ka-dhacday-ottawa-daawo-sawirada/
http://somalilandmedia.com/2014/05/xafladii-ugu-balaadhnayd-canada-oo-toronto-ka-dhacday-iyo-cqadir-jubba-al-fanaan-himilo-oo-wacdaro-ka-dhigay-daawo-sawirada-qeytii-1-aad/
http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=129106
http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=128326
http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=128327
http://hadhwanaag.org/home/page69.html
http://hadhwanaag.org/home/maandeeqtv.html
http://somalilandsports.com/
http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=121816



©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.